Wacaal Daray ah ~

Golaha deegaanka ee Buurtinle oo doortay guddoon cusub, una doortay Axmed Khaliif Faarax Duqa magaalada Buurtinle.
- Muqdisho, Sept 02 - Max'd Dheere, Duqii hore ee magaalada Muqdisho oo ka hadlay dagaalada Muqdisho & Al-shabaab oo la wareegay hoygiisa ...
- Ku xigeenka Gudd. gobolka Cayn oo aan ka waraysanay waayaha gobolka Cayn ...
- Al-shabaab oo ka hadlay dagaallada Muqdisho ...
 [...]
Tartan & Tacliin - tartanka dugsiyada sare ee xalay waxaa ku tartamay 2-da dugsi sare ee Gambool & Nugaal ee ku yaal Garowe.
Garowe, Sept 02 - Barnaamijka Tartan & Tacliin ee ay ku tartamaan dugsiyada sare ee Puntland ayaa waxaa xalay isku haleelay 2-da iskuul ee Gambool & Nuga [...] 
Wasiirka warfaafinta Puntland oo aan ka waraysanay safarka M/weyne Faroole ee Adis Ababa, Ethiopia.
Garowe, Sept 01 - M/weyne Faroole iyo wafti uu hogaaminayo ayaa maanta safar hawleed ugu kicitimay Ethiopia. Wasiirka warfaafinta Puntland C/xakiim M. Gu [...] 
Tartan & Tacliin - dugsiyada sare ee Hawd, Buuhoodle & Al-nawawi, Bossaso oo tartan adagi uu dhex maray.
Garowe, Sept 01 - Barnaamijka Tartan & Tacliin ee ay ku tartamaan dugsiyada sare ee Puntland ayaa waxaa xalay isku haleelay 2-da iskuul ee Hawd, Buuhoodl [...] 
IREX Media Partner Killed in Puntland. IREX mourns the loss of Abdullahi Omar Gedi ...
UN Under-Secretary-General visits President Sheikh Sharif in Mogadishu.
Uganda asks US help to send 10k troops to Somalia.
EU aids AU force in Somalia. Supporting the AU's peacekeeping mission in Somalia ...
In Puntland, radio journalist fatally stabbed. Unknown assailants fatally stabbed Abdullahi Omar Gedi ...
Who are the real pirates in Somalia? A new international anti-piracy plan proposed by UN ...
The need for constructive engagement, not disengagement.
Barnaamijka Caawa & Daljir waxaa uu ku saabsan yahay dilkii weriye / farsamo-yaqaan C/llaahi C. Geedi oo lagu aasay Galkacyo.
Hormuudka kulliyada culuumta caafimaadka ee Bossaso oo ka xog warramay qorshaha kulliyada ee soo saarka kaadir caafimaad.
US Deputy Secretary of Defense confirms virus attack.
25% of new worms are designed to spread through USB devices.
Trojan-ridden warning system implicated in Spanair crash.
Weriye C/llaahi Cumar Geeddi oo caawa lagu diley magaalada Galkacyo.
Galkacyo, Aug 31 - Alle ha u naxariistee waxaa fiidnimadii caawa lagu diley magaalada Galkacyo weriye C/llaahi Cumar Geeddi oo ka mid ahaa suxufiyiinta iyo farsamo-yaqaanada idaacadda [...] 
Isku-aadka wareega 3-aad ee barnaamijka Tartan & Tacliin oo caawa la iclaamiyey.
Buuhoodle, Aug 30 - Waxaa habeenimadii xalay dhamaaday wareegii 2-aad ee barnaamijka Tartan & Tacliin kaasoo ay ku tartameen 12 dugsi sare oo ahaa iskuulaadkii ku soo baxay wareegii 1 [...] 
40 ka mid ah barakacayaasha ku nool Galkacyo oo waxbarasho uga bilaaban doonto dugsiga farsamada gacanta ee Gothenburg, Galkacy
Galkacyo, Aug 30 - Hay'ada DRC ayaa waxabrasho ugu deeqday 40 qof oo ka mid ah barakacayaasha (IDPs) ku nool Galkacyo. Dugsiga farsamada gacanta ee Gothenburg, Galkacyo ayaa ay 40-ka  [...] 
War Saxaafadeed - M/weyne Shariif oo caalamka ka dalbaday taageero deg deg ah.
Muqdisho, Aug 30 - Iyada oo maanka lagu hayo weerarkii isqarxinta ee lala eegtay Hotel Muna 24-kii August 2010, oo galaafatay nolosha dad Soomaaliyeed oo rayid ah oo gaaraya 30 qof, o [...] 
Zakariye X. Siciid, agaasimaha Jaamacada Maakhir, Badhan oo ka xog waramay dhismaha & hawlaha jaamacada.
Bossaso, Aug 29 - Hawlaha jaamacada Maakhir ee fadhigeedu yahay magaalada Badhan ee gobolka Haylaan ayaa bilaabanaya bisha Octoobar. Jaamacada oo ka kooban tiro kulliyado ah ayaa lagu [...] 
Mortar hits Somalia pres. palace, kills 4 Ugandans.
Ethiopia troops in Somalia to battle radicals.
Somalia: A capital on edge after hotel attack during Ramadan.
Joint Statement condemning Al-Shabab’s attacks against the people of Mogadishu.
Somali journalist killed in Mogadishu crossfire
Somalia: Alshabab murders civilians in Muna Hotel.
SRSG strongly condemns suicide attack in Mogadishu.
At Least 33 People Killed in Attack on Somali Hotel.
Insurgency creeping into Somalia's once stable northern region of Puntland.
Seven Salmonella cases in Minnesota linked to multistate egg recall.
Puntland government bans media coverage of Islamic rebels.
Somalia: Can "Somaliland" become an independent state?

Falcelis ~

Magac (name*)
Cinwaan (email*)
Farriin (message*)
 
 
 
 

*** Fadlan nala wadaag wixii talo, tusaalayn ama dhaliil ah ee barnaamijyada idaacada Daljir
- Email daljir@gmail.com | alldaljir@gmail.com

***DIGNIIN: Af-lagaadadu ka reeban fagaare-doodeedka bulsheed.