Xulashada Daljir, May 18 - [Dhegaysi ...3:00 casar] Hay'ada PDRC oo aqoon is-weydaarsi uga furtay Buurtinle dumarka xubnaha ka ah golayaasha deegaanka ee gobollada Sool, Sanaag, Nugaal & Mudug ... Gudd. cusub ee gobolka Hiiraan oo xilkii la wareegay ... Dhacdooyinkii Muqdisho ee 24-kii saac ee la soo dhaafay ... Gudd. gobolka Gedo oo aan ka waraysanay heshiis dhawaan ay gaareen beelo dagaalo hore ugu dhex mareen Luuq ...Caawa & Daljir, May 17 - [Dhegaysi ...10:00 caweysin] Isu-duwaha amniga ee gobolka Mudug oo aan ka waraysanay amniga gobolka ... 3 ka mid ah ciidanka bilayska Muqdisho oo ku geeriyootay qarax miino oo lala beegsaday ... Dhacdooyinkii Muqdisho ee 24-kii saac ee la soo dhaafay ... Warbixin ku saabsan markab siday shixnad raashin ah, kuna soo jeeday Muqdisho oo la afduubay ...