Radio Daljir

    🔀Wacaal

    DHEGEYSO-Ciidamo katirsan kuwa badda Puntland oo ku baxay deegaamo dhowr ah.

     

    Garoowe, Mar 27 2017-Dowladda Puntland ayaa shaaca ka qaaday in cutubyo katirsan ciidankeeda ay u dirtay xeebaha gobolada Bari, Karkaar, Nugaal iyo Mudug kadib markii laga dareemay dhaqdhaqaaqyo xiriir laleh falal burcad...

    Warkii oo dhan

    DHEGEYSO-Ra'iisul wasaaraha oo Muqdisho ka furay wado muhiim ah.

     

    Muqdisho, Mar 27 2017-Ra段isul wasaaraha dowladda Soomaaliya Xasan Cali kheyre ayaa maanta xariga ka jaray wadada Digtoor ka dare oo dhawaan maamulka Gobolka Banaadir uu ku sameeyay dib u dhis.

    Warkii oo dhan

    DHEGEYSO-Barnaamijkii Xulashada Daljir iyo Khadar Cawl.

     

    Boosaaso, Mar 27 2017-Kulan wanaagsan ku soo dhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana magaalada Boosaaso ka soo jeedinaya Weriye Khadar Cawl Ismaaciil.

    Warkii oo dhan

    DHEGEYSO-Siyaasi Bangax oo gorfaynaya xukuumadda magacaaban ee Soomaaliya.

     

    Boosaaso, Mar 27 2017-Golaha shacabka eedawladda federaalka ayaa looga cabsi qabaa in ay celiyaan xukuumadda cusub ee dhawaan uu soo dhisay ra'iisul wasaare Xasan Khayre, taasoo ka kooban 67 xubnood.

    Warkii oo dhan

    Duqayntii dooni ay saaraayeen Soomaali ku sugnaa Yemen oo lagu sifeeyey dembi dagaal.

     

    Sida muuqata weerarkii ay xulafada uu Sacuudiga hogaaminayo ku qaaday doon dad rayid ah oo Soomaali ah marineysay xeebta Yaman, ayaa muujinaya baahida loo qabo isla xisaabtan, iyadoo colaadda hubaysan ee dalkaasi ay hadd...

    Warkii oo dhan

    Sawirro-Madaxweyne Gaas oo lakulmay nabadoonada gobolka Nugaal.

     

    Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa kulan kula yeeshay Qasriga Madaxtooyada Magaalada Garoowe Nabadoonada, Cuqaasha iyo waxgaradka gobolka Nugaal, kulanka ayaa waxaa lagaga arrin sanayey a...

    Warkii oo dhan

    DHEGEYSO-Barnaamijkii Saaka iyo Dunida iyo CC Geeddi.

     

    Boosaaso, Mar 27 2017--Kulan wanaagsna kusoo dhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka iyo Dunida, waxaana barnaamijka saaka xarunta Daljir ee Magaalada Boosaaso kasoo jeedinaya Cabdifatax Cumar Geeddi.

    Warkii oo dhan

    DHEGEYSO-Barnaamijkii Caawa iyo Daljir iyo Wariye Cabdifataax Cumar Geeddi.

     

    Bossaso, Mar 26 2017- Kulanti wanaagsan dhegaystayaal kuna soo dhawaada dhegaysiga Barnaamijka cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir, oo caawa idinka imaanaya istuudyaha Daljir ee Bossaso, waxaana soo jeedinaya Wariye Cabdifata...

    Warkii oo dhan

    Sawirro-Xeerka carruurta dayacan ee Puntland oo Garoowe laga daahfuray.

     

    Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 26 March 2017 Magaalada Garoowe ku daahfuray siyaasada daryeelka dadban ee caruurta dayacan ee ku dhaqan gobolada Puntland.

    Warkii oo dhan

    MAQAAL-Sideed arrimood oo barlamaanka Soomaaliya ku diidan yihiin wasiirada cusub.

     

    Xildhibaanno 105 ah oo ka tirsan golaha shacabka ayaa sabtidii cabasho ka gudbiyay xukuumadda ra段sul wasaare Xasan Khayre, kooxdan oo diidan qaab dhismeedka xukuumadda la magacaabay ayaa mooshin u gudbiyay guddoomiyaha...

    Warkii oo dhan
    🔀Wacaal Darray ah
     

    DHEGEYSO-Barnaamijkii Saaka iy...

    Boosaaso, Mar 27 2017--Kulan wanaagsna kusoo dhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka iyo Dunida, waxaana barnaamijka saaka xarunta Daljir ee Magaalada Boosaaso kasoo jeedinaya Cabdifatax Cumar Geeddi.

    Warkii oo dhan
     

    DHEGEYSO-Barnaamijkii Caawa iy...

    Bossaso, Mar 26 2017- Kulanti wanaagsan dhegaystayaal kuna soo dhawaada dhegaysiga Barnaamijka cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir, oo caawa idinka imaanaya istuudyaha Daljir ee Bossaso, waxaana soo jeedinaya Wariye Cabdifata...

    Warkii oo dhan
     

    Sawirro-Xeerka carruurta dayac...

    Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 26 March 2017 Magaalada Garoowe ku daahfuray siyaasada daryeelka dadban ee caruurta dayacan ee ku dhaqan gobolada Puntland.

    Warkii oo dhan
     

    MAQAAL-Sideed arrimood oo barl...

    Xildhibaanno 105 ah oo ka tirsan golaha shacabka ayaa sabtidii cabasho ka gudbiyay xukuumadda ra段sul wasaare Xasan Khayre, kooxdan oo diidan qaab dhismeedka xukuumadda la magacaabay ayaa mooshin u gudbiyay guddoomiyaha...

    Warkii oo dhan
     

    Gudoomiyaha barlamaanka Galmud...

    Gudoomiyaha Barlamaanka maamulka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa ka jawaabay dalabkii Ra段isul wasaaraha ee ku aadana in dib loo dhigo doorashada Madaxweynaha Galmudug.

    Warkii oo dhan
     

    DHEGEYSO-Barnaamijkii ciyaarah...

    Boosaaso, Mar 26 2017-Kulan wanaagsan ku soo dhowaada barnaamijkii ciyaaraha ee Sports News, waxaana xarunta Daljir ee Boosaaso ka soo jeedinaya Mustafe Yare.

    Warkii oo dhan
     

    Jawaari oo RW Khayre u gudbiye...

    Qoraalka uu u direy guddoomiyaha baarlamaanka ra段isal wasaare Kheyre oo nuqul ka mid ah soo gaaray Warbaahinta ayaa waxaa ku lifaaqan qoraal ay 104 xildhibaan u gudbiyeen guddoonka baarlamaanka kuwaasoo ku dhaliilay ra...

    Warkii oo dhan

    QORMADA DALJIR

    ADEEGA BULSHADA

    Ogaysiis & Xayaysiis

    Facebook

    Sawirka Maanta

    Falcelis

    Asalaamu Caleeykum.
    Waad mahadsantihiin dhamaan meelaad jogtan shaqalaha daljir.bac...

    anigoo ah mursal cabdi daad oo jooga bosaso dadayduna tahay 22 sano waxaan halkaan ...

    Magcaygu waa Riyaad Omar Mohamed waxan ku nolahay magalada vean casimad dalka usta...

    Magacaygu Mr. JEY oo jooga Boosaaso waxaan aad ugu faraxsanahay barnaamijyada idaac...