Radio Daljir

Warkii oo fidsan

Guddiga Nabad galyada Gobolka Nugaal oo maanta kulankoodii uga hadlay ururada siyaasada Puntland.

February 07
04:12 2013

Kulan ay maanta guddiga ?nabad galyadu ku yeesheen ?xarunta gobolka ee magaalada Garoowe ayaa ?waxaa ay soo saaraan? qodobo dhowr ah oo lagu wajahayo amaanka guud? iyo ilaalinta shirarka ay ??ururada siyaasada Puntland ku yeeshaan magaalada Garoowe ee caasimada Puntland, kuwaas oo gudoomiyuhu ku sheegay in lagu soo dhex dhuuman karo,Gudoomiyaha gobolka Nugaal Cabdi Xirsi Cali (Qarjab) oo kadib shir-jiraaid qabtay ayaa sheegay in guddigu uu isku raacay qorshe gaar ah oo lagula ?macaamilayo amniga ururada siyaasada ee Puntland,

Gudoomiye (Qarjab)? ayaa ?ugu baaqey ururada siyaasada in guddiga? nabad galyada lagu soo war galiyaan marka ay ururadu? shirar ku qabsanayaan magaalada Garowe si loo sugo amaankooda? islamarkaana loola socda cidii shirkaasi dano gaar ah ka leh oo amaanka lidku ah.

Arimahaan oo idil? ayaa waxay kusoo beegmayaan xilli ururada siyaasadeed ee ?Puntland ay si xowli ah shirar ugu qabsanayaan magaalada Garowe waxaana magaalada ?soo buux dhaafiyey? dad ay marti galiyeen ururadaasi.

?

?Daljir Garoowe

?

Share

Related News

Falcelis

DIGNIIN: Af-lagaadadu ka reeban fagaare-doodeedka bulsheed.

adlan nala wadaag wixii talo, tusaalayn ama dhaliil ah ee barnaamijyada idaacada Daljir - Email daljir@gmail.com | alldaljir@gmail.com


QORMADA DALJIR

ADEEGA BULSHADA

Ogaysiis & Xayaysiis

Facebook

Sawirka Maanta

Falcelis

Asalaamu Caleeykum.
Waad mahadsantihiin dhamaan meelaad jogtan shaqalaha daljir.bac...

anigoo ah mursal cabdi daad oo jooga bosaso dadayduna tahay 22 sano waxaan halkaan ...

Magcaygu waa Riyaad Omar Mohamed waxan ku nolahay magalada vean casimad dalka usta...

Magacaygu Mr. JEY oo jooga Boosaaso waxaan aad ugu faraxsanahay barnaamijyada idaac...