Radio Daljir

Warkii oo fidsan

Puntland oo xustay 43 sano guurada Aasaaska Ciidamda Asluubta Soomaaliyeed

February 23
06:12 2013

Munaasabad lagu xusayay sanad-guuradii 43-aad ee kasoo wareegatay xilligii la aas aasay? ciidanka alsuubta Somaliyeed ayaa maanta lagu qabtay xarunta taliska ciidanka Asluubta Puntland ee Garowe

Waxaa munaasabadaaasi? ka qayb galay madaxwayne ku xigeenka Puntland Gen. C/Samad Cali Shirre, Taliye ciidanka asluubta Puntland Sareeyo guuto Cali Nuur Cumar , Wasiiro iyo wakiilo? ka socday Hay'addaha UNPD iyo UNODC.

Madaxweyne ku xigeenka Puntland Gen C/Samad Cali Shirre oo qudbad ka jeediyay? munaasabada ayaa amaanay ?ciidanka Asluubta Puntland isagoo sheegay in kor loo qaadayo adeegyada ciidamada Asluubta si ay u gutaan waajibaadkooda shaqo.

Taliyaha ciidanka Asluubta Puntland Saareeya Guuto Cali Nuur Cumaar ayaa isna ka hadlay xuska munaasabadaan (43) guurada ka soo wareegatay Aasaaskii ciidamada Asluubta Soomaaliya waxaana uu hambaliyo u diray ciidamada Asluubta Soomaaliya.

Radio Daljir

Garoowe,

Share

Related News

Falcelis

DIGNIIN: Af-lagaadadu ka reeban fagaare-doodeedka bulsheed.

adlan nala wadaag wixii talo, tusaalayn ama dhaliil ah ee barnaamijyada idaacada Daljir - Email daljir@gmail.com | alldaljir@gmail.com


QORMADA DALJIR

ADEEGA BULSHADA

Ogaysiis & Xayaysiis

Facebook

Sawirka Maanta

Falcelis

Asalaamu Caleeykum.
Waad mahadsantihiin dhamaan meelaad jogtan shaqalaha daljir.bac...

anigoo ah mursal cabdi daad oo jooga bosaso dadayduna tahay 22 sano waxaan halkaan ...

Magcaygu waa Riyaad Omar Mohamed waxan ku nolahay magalada vean casimad dalka usta...

Magacaygu Mr. JEY oo jooga Boosaaso waxaan aad ugu faraxsanahay barnaamijyada idaac...