Radio Daljir

Ardaa


Mon, 27 Feb 2017 00:24:17 +0300 am +03:00 10800

Jan, 2017 Dhegayso taxanayaasha ARDAA2, waana xalqadii afar iyo tobnaad ee ARDAA2_014. 23 Jan 2017. Mawduucun waa Doorashadii Baarlamaanka aqalka hoose iyo dareenka siyaasiyiinta.
Jan, 2017 Dhegayso taxanayaasha ARDAA2, waana xalqadii saddex iyo tobnaad ee ARDAA2_013. 09 Jan 2017. Mawduucuna waa shaqada aqalka sare ee Soomaaliya iyo awoodihiisa dastuuriga ah.
Jan, 2017 Dhegayso taxanayaasha ARDAA2, waana xalqadii labiyo tobnaad ee ARDAA2_012. 02 Jan 2017. Mawduucuna waa Shaqada ay qabato iyo sharciyadda lagu dhiso maxkamadda dastuuriga ah iyo ka marnaanteeda Puntlan
Dec, 2016 Dhegayso taxanayaasha ARDAA2, waana xalqadii kow iyo tobnaad ee ARDAA2_011. 21 Dec 2016. Mawduucuna waa Qaybtii labaad ee dimuqraadiyadda fadhiidka ah ee Puntland iyo sababteeda.
Dec, 2016 Dhegayso taxanayaasha ARDAA2, waana xalqadii tobnaad ee ARDAA2_010. 13 Dec 2016. Mawduucuna waa Dawladda Puntland iyo heerkeeda ku dhaqan ee hannaanka dimuqraadiyadda.
Dec, 2016 Dhegayso taxanayaasha ARDAA2, waana xalqadii sagaalaad ee ARDAA2_009. 30 Nov 2016. Mawduucuna waa Dawladdii madaxweyne Xasan Sh Maxamuud, maxay ka qabtay arrimihii loo idmaday afartii sano ee ay jirta
Nov, 2016 Dhegayso taxanayaasha ARDAA2, waana xalqadii siddeedaad ee ARDAA2_008. 21 Nov 2016. Mawduucuna waa Duruufaha ku xeeran doorashada Soomaaliya, walwal dib-udhac iyo doorka beesha caalamka.
Nov, 2016 Dhegayso taxanayaasha ARDAA2, waana xalqadii todobaad ee ARDAA2_007. 14 Nov 2016. Mawduucuna waa Doorashada Soomaaliya iyo dareenka siyaasiga.
Nov, 2016 Dhegayso taxanayaasha ARDAA2, waana xalqadii lixaad ee ARDAA2_006. 07 Nov 2016. Mawduucuna waa Haweenka Puntland iyo hammigooda doorashada baarlamaanka aqalka hoose ee dawladda federaalka.
Oct, 2016 Dhegayso taxanayaasha ARDAA2, waana xalqadii shanaad ee ARDAA2_005. 31 Oct 2016. Mawduucuna waa Doorka haweenka Puntland ee siyaasadda iyo doorashadii aqalka sare ee ka dhacday Garowe.
Oct, 2016 Dhegayso taxanayaasha ARDAA2, waana xalqadii afraad ee ARDAA2_004. 24 Oct 2016. Mawduucuna waa Khilaafyada siyaasadeed iyo saameynta ay ku yeeshaan hormarka bulsho iyo kan deegaanba.
Oct, 2016 Dhegayso taxanayaasha ARDAA2, waana xalqadii saddexaad ee ARDAA2_003. 17 Oct 2016. Mawduucuna waa Haweenka Galkacyo iyo heerkooda xuquuqeed.
Oct, 2016 Dhegayso taxanayaasha ARDAA2, waana xalqadii labaad ee ARDAA2_002. 10 Oct 2016. Mawduucuna waa qeybtii labaad ee Caabudwaaq iyo caqabadaheeda hormar, xuquuq haween, siyaasad iyo xal-u-raadintooda.
Oct, 2016 Dhegayso taxanayaasha ARDAA2, waana xalqadii koowaad ee ARDAA2_001. 03 Oct 2016. Mawduucuna waa Caabudwaaq iyo caqabadaheeda hormar, xuquuq haween iyo siyaasadba.

QORMADA DALJIR

ADEEGA BULSHADA

Ogaysiis & Xayaysiis

Facebook

Sawirka Maanta

Falcelis

Asalaamu Caleeykum.
Waad mahadsantihiin dhamaan meelaad jogtan shaqalaha daljir.bac...

anigoo ah mursal cabdi daad oo jooga bosaso dadayduna tahay 22 sano waxaan halkaan ...

Magcaygu waa Riyaad Omar Mohamed waxan ku nolahay magalada vean casimad dalka usta...

Magacaygu Mr. JEY oo jooga Boosaaso waxaan aad ugu faraxsanahay barnaamijyada idaac...