* Safarka dhallinta Waayaha Cusub ee Puntland, 2009. ** Ujeedada safarka Waayaha Cusub ayaa ah bandhig-nabadeed halku-dhegiisu yahay 'Kulanka Nabadda'. *** Bandhig-nabadeedka ayaa waxaa iska kaashanaya Waayaha Cusub & idaacada Daljir. **** Suugaan isugu dhafan heeso, majaajilo, maansooyin & hoga-tusaalayn ayaa lagu soo bandhigi doonaa barnaamijka Kulanka Nabadda :::
Waraysiyo, kulamo bulsheed, taswiir & aflaam :::
*** Taswiir ::: | *** Aflaam :::
*** Barnaamijyadii hore ee Waayaha Cusub :::