Wasiiru dawlaha dastuurka iyo federaalka Puntland Dr. Cabdi Xasan Jimcaale oo ku geeriyooday London.

Sat, 18 May 2013 20:07:28 -0400 pm -04:00 -14400

London, May 07 - Wasiiru dawlaha dastuurka iyo arrimaha federaalka Puntland Prof. Cabdi Xasan Jimcaale PHD ayaa maanta 7 may 2012 ku geeriyooday isbitaal ku yaala magaalada London ee xarunta dalka Ingiriiska oo in muddo ah uu ku xanuunsanaa.

Masuuliyiin katirsan madaxtooyada Puntland ee magaalada Garoowe ayaa u xaqiijiyay Radio Daljir geerida marxuumka, waxaana la filayaa in aas qaran loogu sameeyo gudaha Puntland.

Wasiirkii dastuurka, marxuum Cabdi Xasan Jimcaalle ayaa intii uu noolaa lagu xasuustaa dadaalka ay wasaaradiisu ugu jirtay baraarujinta shacabka ee u gudbidda nidaamka axsaabta badan ee Puntland, waxaana wasiirku sidoo kale uu dadaal ku bixiyay dastuurka cusub oo ay yeelatay xukuumadda Puntland.

Sooyaalka nololeed ee Alle ha u naxariistee Dr. Cabdi Xasan Jimcaale.




Diiwaanka Wararka
Daljir Bossaso.
/resources/images/Somaliland(1).jpg
Somaliland oo u dabaaldegtay 18-ka May oo ah maalintii la asaasay.
/resources/images/Somaliland(1).jpg
Soomaaliland oo siweyn loogga xusay 18-May’
Top 25 most dangerous mistakes in software development.
Security researchers discover 'indestructible' botnet.
One in four US hackers 'is an FBI informer'.